Madaxweyne Deni oo furay Kalfadhiga 44-aad ee Baarlamanka Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhiga 44-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Puntland. Munaasibadda furitaanka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale kasoo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Madaxweynihii Hore ee Puntland, Ahna Sanator ka tirsan Aqalka Sare ee BDFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud … Continue reading Madaxweyne Deni oo furay Kalfadhiga 44-aad ee Baarlamanka Puntland (Daawo Sawirro)